Banaanbax loogu soo horjeeday diidista lacagta Shilin Soomaaliga ee Ganacsatada Magaalada Beledwayne ay ku dhawaqeen in ay diideen ayaa ka dhacay Magaalada Beledwayne.
Banaanbaxa ka dib waxa , Magalada waxa ka dhacay kulan looga hadlayay xasaradaha lacagta kaas oo ay ka qayb galeen Madaxda iyo Masuuliyiinta Ganacsatada Magaaladaas
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in cidii lagu arkaa in Magaalada soo galinayso lacag Shilin Soomaali oo faalsa ah laga qaadi doono talaabo Sharciga waafaqsan.
Waxa uu Sheegay Maamulka in aan sarifka laga kormin Karin qiimaha loo gooyay oo ay isku raaceen Maamulka Gobolka iyo Ganacsatada Magaalada.
Halkan ka dhagayso:
Leave a Reply