Magaalada Kismaayo Waxa Gor dhow ku soo Gabogabay kulan ay ku yesheen Hogaamiyaha Maamulka Jubland Axmed Madoobe iyo Siyaasiyiin Ka socdo besha Sade .
Kulan u jedkiisa ayaa wax uu ahaa in laga wada tashto magacaabista Madaxweyne ku xigeenka Maamulka jubland oo lagu wado in Saacadaha soo socdo lagu Dhawaaqo.
Axmed Madoobe ayaa U shegay Masuliyinta besha inay ku Qan Caan Shaqsiga Lo Magaacabayo Madaxweyne ku xigeen oo Noqonayo Masuul Ka soo jeedo Besh Sade ,
Inkasto kulan Masuliyiinta Ka qeyb Galay ee La Hadlay Gedo times aysan u shegeen Masuulka La is Fahmay in loo Magaacabo Madxweyne ku xigeenka Hadan Waxaa jiro Warar Saacadihi ugu Danbeyay soo Baxayay oo Shegay Masuliyiin Kala duwan in ay u Tartan ay ugu jiraan xilka Madxweyne ku xigeenka .
Waaxa ugu Cad Cad in Madaxweyne Ku xigeen loo Magacaabo , Indho kori iyo Ciro Masuul Magciisa Lagu soo Gabiyay oo horey u soo noqday Gudoomiyaha Goblka Gedo.
Iyado Laga Yaabo in dib logu soo Celiyo Madaxweyne ku xigeenka C/laahi sh, Cismacil Fartaag iyado La fiirinayo Heshiiskii ay Galeen Besha sade iyo Axmed oo qeyb Ka ahaa in Isag Dib loo soo celiyo .
Leave a Reply