Goordhaweyd ayaa Saxaafadda waxaa looga yeeray guriga martida ee Jubbaland, halkaas oo lagu wado in looga dhawaaqo Madaxweyne Kuxigeeno uu Yeesho Maamulka Jubbaland.
Axmed Madoobe iyo lyo Siyaasiyiin ka tirsan maamulkiisa ayaa Goobjoog ku ah guriga Martida ee Jubbaland,
Waxaa aad loo saadaalinayaa Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad in loo Magacaabo laba Siyaasi Midkood, kuwaas oo kala ah Maxamuud Sayid aadan iyo Aadan ibrahim Aw-xirsi Cirro.
Sidoo kale Madaxweyne Kuxigeenka labaad ayaa lagu wadaa in loo Magacaabo Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere.
Wixii kusoo kordha kala soco Gedo Times Insha allah.
Leave a Reply