
Madaxweyne ku xigeenkii Kobad ee Mamulka Jubland C/lahi sh. Cismail Fartag Ay Soo Dhaweyay Xilka ka Qadistii uu Ku Sameyay Axmed Madoobe .
Fartag aya sheegay in Laga Run sheegay Heshiis Lagu Gaaray Magaalada kismaayo ee u Dhaaxeyay Besha Sade iyo Axmed Madobe .
Maxamuud Sayid ayuu ku tilmaamay in Magacabistiisa Ay Ka run shegatay Heshiskii kismaayo sido Kalana uu Hogaamin u ahaaa Ragii Ka soo hor jeeday Maaamulka Jubland
Talo Wanaagsan ayaana siineynaa Maxamuud Sayid aadan in Farataag Tagerardiisa ayaan ku Weciyaan Dhinaca Maxamuud Sayid Aadan.Waxa Sidaa Yiri Faratag .
Halkaan ka Dhageyso
Leave a Reply