Kulan Balaaran oo ay ka qeybgaleen Xildhibaano, SIyaasiyiin waxgarad iyo qeybhaa kala duwan ee Bulshada re ismaayo laguna taagerayay Maxamuud Sayid Aadan oo loo magacaabay Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland, ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo.
Ka qeybgalayaasha kulanka ayaa sidoo kale Bogaadin iyo dhiiragalinba u jeediyey Madaxweyne Kuxigeenkii Hore ee Jubbaland Janaraal Cabdulaahi Shekh Ismaaciil Fartaag.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka.
Maashaallah