Waxaa isoo taraya taageerada madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland Maxamuud sayid Aadan kuwaas oo kadhacaya meelo kala duwan sida Kismaayo.Nairobi,Baardheere,B/xaawo,Luuq iyadoo la filaayo kuwa kalana inay kadhacaan wadamada Yurub iyo America waxaana loogu baqayaa madaxwayne kuxigeenka Jubbalnd inuu Noqdo kii ku guulaysta shaqada loo xilsaarey iyadoo hawl adagna hortaalo oo ay kamid yihiin sidii shacabka Jubbaland horumar iyo nabad u heli lahaayeen.
Hoos Kadaawo
Leave a Reply