
Maamulka Gedotimes waxay raali galin ka bixinaysaa qoraalkii aan ka qorney Macadka Caabudwaaq iyadoo la ogeysiin Amaan organisation iyo Pro: Sh Abdirisaaq Warsame Maxamuud wixii hada ka dambeeyana waan kala tashanaynaa ururka iyo shiiq abdirisaaq iyo cid kasta oo qusayso. mar kale raali ka ahaada
Leave a Reply