Waxaa magaalada Kismaayo tobaber loogu soo xirey ciidan halbeel ah laguna sheegay inay yihiin boliiska Jubbaland waana wax layaab noqday maxaa udiiday in ciidankaan shacabka soomaliyeed kawada imaadaan ama shacabka jubbaland tani waxay fajac iyo amakaag kunoqotay shacabka ku sugan Jubbaland gaar ahaan kuwa maanta ku arkay in dhahooda ciidankaan.
Mawaxaa lawaayey dad ciidan noqoda oo beelaha kala ah, mideeda kale Maamulka Jubaland maxishoodaan miyaa indhahoodu ma qabtaan miyaa nidaam xumada iyo isdaba mariska ka Jira kismaayo.
Hoos kadaawo
Leave a Reply