Waxaa Magaalada London ka dhacday xafladii lagu taageeayey heshiiskii Kismaayo ku dhex marey beel kamida beelaha daga jubbaland iyo magacaabistii labada madaxwayne ku xigeen Maxamuud Sayid Aadan iyo C/qaadir Lugo Dheere.
Xafladaan oo ahayd mid heer sarre loo soo agaasimyey oo ay ka qayb galeen Jaaliyadaha Jubbaland ee Dagan London ayaa waxaa ka hadlay qaybaha kala duwan ee shacabka Jubbaland waxaana lagu taageerey magacaabista labada madaxwayne kuxigeen iyo in lafuliyo heshiiskii Jubaland ku gaareen maamulka Jubbaland iyo Beel kamida Beelaha daga Jubbaland.
Leave a Reply