Ehel walbo oo Muqdisho loga dilo qof ka mid ah Eheladiisa Waxaa La geyaa Meydkiisa Xarunta Danbi Baaris ee Marka La soo Gaabiyo lo Yaqaano C.I.D, Dilkaasi oo u Dhaca Si Xaq Daro ah.
Dadka Ehelada ah Nasiib Badnaa Nasiibna Xumaa, Maxaa Yelay Markii Waqti Maalmed Loo soo Sheego Gerri aysan Filaneyn Daren Walbo ha ku Dhashe ka dibna Lagu Dhaho Ruxii Lagaa Dilay Wax La Geyay Danbi Baaris si loo ogaado Dilkiisa ,Rajada Galeyso waa mid ah in la soo qabto Danbiilaha Dilka Gestay Si uu Wajaho Cadaalada.
Muqdisho Xarunta C.I.D ee Ku taalo Waa Marti galis Meyd Saacada Walbo oo Dhalato laakin Xukunka iyo Xeerka Yaalo Kuma Farxaan Dadka Xanuunka Gerida ay Taabaatay ee Sugayo in La helo Dilaaga Dilka Geysatay.
Waxaa Laga Qadaa Marxuunka Dhintay Sawiro Mujinayo Qaabka Lo dilay iyo Dhibaatada Jirkiisa gaartay Ka dib Waxa Laga Qoraa liis ku Saabsan goobta ay Wax Ka dhaceen Ehelada marxuunka Ka Dhintay ayaa Lagu Amraa inay Aas u Sameystaan Meydka Marqaatiga Benta ah Laga Sameynayo.
Qoraalkan wax uu igu Abuurmay Ka dib markii sheeko Cajiib ah aan yelanay Aabo Curudkiisa loga Dilay Wadda Maka al- Mukarama Isago Bajaj Wado Ka dibna aaan ka shekeysan Cadaalad daradii ku Dhacaday.
Danbi Baaris waa Xarumaha soo Celiyo Cadaalada Luntay ee ay Bulsho Waqti Adaga ku soo jirtay oo ay Maalin Kasto Ka Radiyaan Xafiis Masuul Dowladed Caadalada ka maqan Maxa yeelay Hadii Gacanta Lagu soo dhigo Danbi Falaha ee Cadaalada Lagu Rido Soo Ma Yaraan Laheyn in Cid kasto ay Si Barer Danbi Mid ugu Xukun ee ah Dhiig si Xaq Daro ah Lagu Daadiy ay gasho .
Su. aal Hadii Danbi Barista Shaqadii Sharfaneyd Ay ku ekeyeen Sawirka Marxuun Laga Qaaday oo Kaliya ee aan Ka dabo Tag Danbi La suubin soo Ma dhicin
“Danbi dhaafid”
W/Q Jeylaani husen yusuf
Leave a Reply