Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Maxamed Cumar Cameey ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed ay fahamtay faa’iidada kaluunka ayna wasaaraddu ka shaqeyn doonto horumarinta kalluumeysatada.
“Bulshada Soomaaliyed wa ay fahantay faa’idada kallunka waxaan ka shaqeynayaa sidii ay 3 maalin loo cuni lahaa kallunka 3 malinna loo cuni lahaa hilibka waagi dowlada dhxe ii kale “ ayuu yiri wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda.
Leave a Reply