Month: May 2016
Maamulka degmada Xudur oo beeniyay inay ciidanka geysteen bililiqo
Maamulka degmada Xudur ayaa ka jawaabay dhaliilo loo jeediyay ciidamada dowladda federaalka oo ku aadan inay bililiqo u geysteen deegaanno ay la wareegeen. Warkani ayaa […]
Top Dhageyso: Ugaas Waamo ”Labada nin ee la magacaabay waxba sooma kordhinayaan”
Ugaas Cabdullaahi Waamo ayaa sheegay in magacaabista labo madaxweyne ku xigeen oo uu maamulka Jubbaland yeesho aynaan waxba soo kordhinaynin. Ugaaska ayaa sheegay in weli […]
Hambalyo Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan
Maamulka iyo shaqaalaha warbaahinta Gedotimes.com waxay Hambalyo udirayaan Madaxwayne Kuxigeenka Maamul goboleedka Jubbaland oo Loo magacaabey Siyaasi Maxamuud Sayid Aadan waxaan u rajeynaynaa Madaxwayne kuxigeenka kii […]
Akhriso: Digreetadii lagu Magacaabay Madaxweyne Kuxigeenada Jubbaland.
Shabakadda Gedo Times ayaa Heshay Digreetada Rasmiga ah ee lagu Magacaabay Madaxweyne Kuxigeenada Jubbaland kuwaa soo lo kala Magacaabay Maxamuud Sayid Aadan iyo Cabdulqaadir Lugadheere. […]
Dhageyso :Sida Ay u Dhacday Magaacabista Madaxweyne Ku Xigeenka Jubaland
Shir jara”id oo uu Sxaafad u Qabatay Afhayeenka Maamulak Jubalnd C/naasir serar Ayaa Si Rasmi ah logu Magcabaay Madxweyne Ku Xigeenka Kowaad ee Maamulka Jubaland […]
Degdeg: Madaxweyne Kuxigeenada Jubbaland oo loo kala Magacaabay Maxamuud Sayid iyo Lugadheere.
Waxaa Goordhaw Lagu Dhawaaqay madaxweyne Kuxigeenada Jubbaland Kwuaa soo loo kala Magacaabay Maxmauud Sayid Aadan iyo Cabdiqaadir Xaaji Maxmauud Luga Dheere. Munaasabad Goordhaw soo gabagabowday […]
Degdeg: Madaxweynaha Puntland oo Xilalkii Ka qaaday taliyayaasha Booliiska iyo Birmidka ee Puntland.
Madaxweynaha Puntland ayaa Xilalkii Taliyanimo ee Puntland ka qaaday, Taliyayaashii Booliiska ee Puntland iyo taliyihii Birmadka ee Maamulkaas. Taliyaha Booliiska ee Puntland Cabdirisaaq Afguduud iyo […]
Degdeg: Wariyayaasha oo looga yeeray guriga martida ee Jubbaland iyo Madaxweyne Kuxigeeno lagu dhawaaqi rabo Goordhaw.
Goordhaweyd ayaa Saxaafadda waxaa looga yeeray guriga martida ee Jubbaland, halkaas oo lagu wado in looga dhawaaqo Madaxweyne Kuxigeeno uu Yeesho Maamulka Jubbaland. Axmed Madoobe […]
Daawo: Roobab Xoogan oo Dabaylo Wato Ayaa Qasaaro Badan Geystey Kuwaas Oo Isugu Jira
Ayadoo soomalia ay ka jirtey abaar xoolihii iyo dadka dhib xun kuhaysay meelaha qaarkood dhimasho xoolo iyo dad sababtey ayaa waxaa soo badanaya meelaha Roobka […]
Maqaal Qaade iyo qarshe Maxay is Dhaamaan W/Q Cabdullaahi Jimcaale Faarax
Waa arin amakaag iyo af kala qaad igu noqotay arimo wayadaan laysla dhexmarayey oo iminka oo aan dacaayad u qabay markii ay soo isbaxday in […]