Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2016

dagaal

Wararkii ugu danbeyay ee dagaalada ka dhacaya degaanka Ruun-Nirgood ee Shabeelaha DHexe

2nd May 2016 admin 0

Maamulka Gobolka Shabeelaha DHexe ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Maamulkaas ka tirsan ay u direen Degaanka Ruun-Nirgood ee Shabeelaha DHexe   halkaas oo dagaal uu […]

Daawo:Xildhibaanno ka tirsan Jubbaland oo gaaray Luuq ayaa kormeeray adeegga bulshada

2nd May 2016 admin 0

Waxaa dagmada Luuq ee gobolka Gedo gaaray xildhibaano ka tirsan jubbaland oo kala ah Xildhibaan  Cali Yarow Xasan,  Xuseen Shinow Xasan,Farax Ibraamih Xasan iyagoo u […]

XOG: Taliyihii Amniga ee Degmada Baledxaawo iyo Ciidamo uu wato oo ku biiray Ciidamada Maamulka Gobolka ee Baledxaawo Dibad Jooga ka ah.

2nd May 2016 admin 1

Iyadoo Shalay Cabdirashiid Indhakoreey uu xilkaqaadis ku sameeyey Taliyihii Amniga ee Degmada Baledxaawo Taliye Ducaale, ayaa waxaa Maanta Ciidamada Dowladda ee uu Hogaamiyo Gudoomiye Kuxigeenka […]

XOG: Cabdirashiid Indhakoreey oo Xilka Ka qaaday Taliyihii Amniga ee Degmada Baledxaawo, mid cusubne Magacaabay. “Akhriso”

2nd May 2016 admin 0

Waxaa Maalintii shanaad Degmada Baledxaawo wali ku sugan Cabdirashiid Indhakoreey oo Maalmo Kahor Degmadaasi gacan ku haynteeda la wareegay, La wareegitaankiisii kadibne wuxuu Bilaabay isbadalo […]

XOG: Maxaad kala Socotaa Socdaalka uu Cabdikariim Guuleed ku tagay Jigjiga iyo waxa ay salka ku hayso.

1st May 2016 admin 4

Iyadoo Maalin kahor madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed uu gaaray magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Ayaa waxaa socdaalkiisa kasoo baxaya Fasiraadyo kala duwan. […]

Daawo Sawirada : Wafdi isugu Jira Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland iyo Hay’ad Samafal oo Goordhaw Baardheere Gaaray.

1st May 2016 admin 3

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa Goordhaw Gaaray Wafdi ka socda Jubaland iyo hay’ad Samafal oo hawlo shaqo halkaasi dhawaan ka bilaabi rabta. Wafdi waxaa […]

Daawo:C/wali Gaas oo Gabar Ciimada Amaanka Si gaar ah Ugu soo Dhaweysay Boosaaso

1st May 2016 admin 1

Madaxwaynaha Puntland C/wali gaas ayaa si dhiiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaradaha Boosaaso isagoo safari kaga yimid sacuudiga iyo itoobiya maxadwaynaha ayaa sheegay inuu heshiisyo […]

xukun.gedotimes.com

DAAWO: alshabaab lagu xukumay magaalada Baydhabo dil

1st May 2016 admin 0

Daawo: Qaabkii uu RW Cumar baarlamaanka u hortagay

1st May 2016 admin 0

Dhageyso: Roobabkii Gedo ka Curtay ,Oo Isu socodka Degmooyinka Saameyn ku Yeesheen.

1st May 2016 admin 3

Maalmihii lasoo dhaafay Deegaano badan oo katirsan Gobolka Gedo waxaa ka da’ayey Roobka Xiliga Guga, oo si rasmi ah iminka Gobolka Uga curtay. Intabadan Roobabka […]

VIDEO: Madaxweyne Gaas oo ka hadlay safarkiisa Itoobiya

1st May 2016 admin 0

Somaliland ”waxaan celinay baabuur laga la soo goostay maamulka Puntland”

1st May 2016 admin 0

DEGDEG: Dil ka dhacay degmada Baardheere iyo xaaladda oo qasan

1st May 2016 admin 0

War degdeg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Baardheere ayaa sheegaya in askari ka tirsan maamulka dowladda uu toogasho ku dilay nin sarkaal ah. […]

MUUQAAL: Qurbajoogta Jubbaland ee Maraykanka oo gaaray Kismaayo

1st May 2016 admin 0

Posts pagination

« 1 … 34 35

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes