Gudoomiye kuxigeenka gobolka gedo Shiiq Maxamed Yuusuf Al-qaadi iyo wafti kala duwan oo lasocday ayaa soo gaarey magaalada Kismaayo asagoo kasoo kicitimey Baardheere waxaana si waanagsan loo soo dhaweeyey garoonka Magaalada Kismaayo, Al-qaadi ayaa sheegey inuu safirkiisu ku saabsanaa hawl shaqo oo uyimid sida amaanka.
Hoos Kadaawo
Leave a Reply