
Qasaarahii kadhashey hotelka ambassador ayaa sii badanaya kuwaas oo isugu Jira dhimasho,dhaawac iyo hanti burburtay , ciidamada amaanka ayaa manta ku guuleystey inay soo afjaraan weerarkii alshabaab ku qaadey Hotelka ambassador.
Waxaa ku dhintay 20 qof ilaa 70 dhaawac dhimashada waxaa kamid labo xildhibaan C/llahai Jaamac Kabawayne iyo Maxamuud Maxamed Guure , qasaaraha uGu wayn wuxuu gaarey dad shacab ah oo ka ardhawaa Hotelka.
Leave a Reply