
Waxaa mgaalda Nairobi kadhacday xafladii lagu taageerayey maamulka Galgaduud Sarre iyadoo xafladaas kaqayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada xafladaas ayaa waxaa ka hadlay siyaasiyiin,xildhibaano,waxgarad,ganacsato,dhalinyaro iyo haween dhamaantoodna waxaay kula dardaarmeen Maamulka iyo Madaxwaynaha Galgaduud Sarre inay horumar gaarsiiyaan deegaanada ay kataliyaan.
Hoos kadaawo
Leave a Reply