Qaar kamida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed oo qayb galay aaskii Xildhibaanadii ku dhintay Hotelka Ambassador ee Muqdisho ayaa tacsi tiiranyo leh udiray shacaka soomaliyeed iyo eheladii ay kabaxeen labada marxuuna ilaahay uga baryeen in janadii fardowso geeyo dambigoodana dhaafo.
Hoos kadaawo
Leave a Reply