Ciidamada Amisom ee ku sugan ayaa lagu qabtey ayakoo gadaaya Shidaal iyo qalab Milatari, arintaan ayaa marar badan lagu eedeeyey inay al-Shabaab ka gadaan hub iyakuna waa diideen eedayntaa loo jeediyey.
Tani waxay cadayn buuxda unoqonaysaa inay tahay wax aruna arimhihii lagu eedeeyey Amisom oo ahaa inay qalab military ka gaadaan Al-Shabaab, nimankaan laqabtey ayaa isugu jirey ciidamo Afrikaniis ah iyo kuwa soomali shacaba oo dilaaliin u ah.
Leave a Reply