
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh , ayaa tacsi u diray shacabka , qoyska iyo eheladii ay ka geeriyootay marxuumad weriye Sagal Salaad Cusmaan oo maanta kooxaha nabad-diidka ay ku dileen magaalada Muqdisho. sagal ma ahan gabadhii uGu horeysey oo dil loo gesyto iyadoo dilal bareer ah loo geysto wariyaasha.
Leave a Reply