Madaxwyanaha Jubbaland axmed Madoobe ayaa Kismaayo dib ugu soo laabtey kadib markii uu kaqayb galay shirkii loogu arinsanaayey arimaha doorashada Soomaliya waxan garoonka diyaradaha kismaayo kusoo dhaweeyey Madaxwyane kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland Maxamuud sayid Aadan iyo Wasiiro.
Hoos Kadaawo
Leave a Reply