Afurka oo uu sameeyay safarada Soomaaliya ee dalka Kenya waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano oo uu kamid yahay Senator Yuusuf Xaaji oo ah wasiirkii hore ee gaashaandhigga Kenya iyo xildhibaano kale.
Sidoo kale, kulanka waxaa ka qeyb galay R/wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte, marwada madaxweynaha, wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Soomaaliya iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.
Leave a Reply