Waxaa xaflad si wayn loo agaasimiyey lagu qabtey London oo lagu sagootinaayo Aqoonyahay,Qoraa,Siyaasi Khallif ashkir Diini oo usharaxan xildhibanada dawlada federaalka Soomaliyeed dadwaynihii halkaas isugu yimid ayaa kula dardarmay inuu yahay khaliif ashkir diini inuu yahay qofka matali kara shacabka Soomaliyeed.
Leave a Reply