
Gaari booliska Kenaya saarnaayen oo ilaalinayeey Bus ayaa _Al-shabab La eegteen Baasukii waxaana gootii ku dhintey 5 askari shan kalana waa dhaawac gudoomiyaha Mandera ayaa cambaareeyey dilkaas loo gestey ciimadamada Kenya waxuuna sheegay in tilaabao laga qaadayo.
Leave a Reply