Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir ayaa kadalayey shirarka hantida Soomaliyeed lagu dhunsanaayo oo hadba meel lagu qabanaayo kuwaas oo ay wadaan niman waqtigoodii dhamaadey.
Waxa kaloo Cabdi xoosh baaq udirey shacabka Caabudwaaq iyo deegaanada udhow inay qabsadaan dantooda ayna iska dhacshaan kywa hunguri doonka ah.
Shacabka Soomaliyeedna waxaa ugu baaqay inay midoobaan dantoodana qabsadaan ilaahay wuxuu uga baryey soonkaan kiisa kala inay barwaaqo iyo nabad kuwaaraan .
Hoos kadhageyso
Leave a Reply