Wararka ka imaanay degmada Baladxaawo ayaa sheegaya in Ambalaastii Isbitaalka Balaxaawo ladhacay, Ambalaasta waxaa uGu deeqay isbitaalka hay’ada gacanta ku haysa isbitaalka arintaan ayaa dhib ku noqonaysa adeega caafimaadka Baladxaawo oo horeyba uliitey dhicitaanka Ambalaasta ayaa waxaa lagu eedeeyey xarakada al-shabab ilaa iyo hada wax daba galayna majiraan.
Leave a Reply