Garoonka Diyaaradaha magaalada Istanbul ee turkiga ayaa waxaa soo wareeray labo nin oo ku hubaysan bombooyin, labada nin ayaa waxay xabad ku fureen oo dileen dadkii garoonka isticmaalayey markii xabaduhu bilowdeen ayaa waxaa si dag dagha yimid ciidanka amaanka xabadana lays wadaarsadey, kadibna ways qarxiyeen qasaaraha uu gaystey ayaa dhan 32 dhimasho ah iyo 60 dhaawac tiradana waa laga yaabaa inay intaas kasii badato.
Leave a Reply