
Madaynaha Puntalnd Dr C/wali Cali Gaas ayaa manta cafis u fadiyey maxaabiis dhan 13 oo dabiyo fudud kuxukunaa taliyaha maxaabiista Mudug ayaa madaxwaynaha umahadceliyey maxaabiistaan ayaa iyaguna umahadceliyey madawayanah iyo madaxda maxaabiista madama xariga laga siidaayey
Leave a Reply