Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir ayaa waxaa uu kahadlay Xildhibaanada usharaxan Beesha Sade Mareexaan, qofka xildhibaanka usharaxan waxaa laga rabaa inuu sheego waxa uu qabanayo inuu sheego waxa uu balan qaadayo hadii ladoorto haduu qaban waayana waa in kalsoonida lagala noqdaa. waxaa kaloo Cabdi Xoosh Ashkir kula dardaarmay Sade beesha Sade Mareexaan inay doortaan dad wax taraya oo iska ilaashaan kuwa hunguri doonta oo aan dantooda kshaqeynayan.
Hoos Kadhageyso
Leave a Reply