Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir ayaa maruu kahadlaayey fanaantii,gabayaaga,iyo Mutacalimiinta Soomaliyeed yiri aawey kuwii dad Amani jirey, wanaaga iyo guubaabada sheegi jirey marna dadk isku diri jirey, Fanaantii soomaliyeed miyeysan arag xaalka dalka maraayo iyo kuwa wax magaratada ah oo dalkii iyo dadkii baa bi’yey,
Hoos kadhageyso
Leave a Reply