Kulan looga hadlayay Amniga iyo Midnimada Beesha Sade oo soo qaban qaabiyeen Sade around loona wakiishey gudiga Gqroonka Caabudwaaq ayaa lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud. kulankaan waxaa kasoo qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada oo uu hogaaminaayo ugaaska Taakooy kulankaan ayaa waxaa si wannagsan looga hadlay sida uGu wanagsan ee loo hormarin lahaa amaanka iyo horumarka Caabudwaaq.
Hoos Kadhageyso
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq kasoodiray
Leave a Reply