
Maamulka Galmudug ee Cadaado ayaa shacab kasoo jeeda beesha Sade Mareexaan kulaayey degaan u dhaw Dhabad . Tanina ma ahan markii ugu horeysey ay sameeyaan Galmudug iyakoo xoolo iyo shacab kasoo jeda deegaanka Caabudwaaq,Dhabad,Balanbal dil iyo dhac ugestey.
Leave a Reply