
++++++++++CAMBAAREYN iyo BAAQ+++++++++
waxaa aan halka ka cambaareynayaa maamulka sare ee jubbaland oo caawa ku gacan seydhay xoriyutal-qawlkii wariyaal soomaaliyeed oo magaalada kismaayo lagu xidh-xidhay kadib markii aay go’aan ku gaadheen inay sameystaan urur madax banaan oo ay yeeshaan.. wariyaaysha ka holwgala degaamada jubbaland…
wariyaashaash oo kala ah:
1- Maxamed Qaasim Waxar oo Kismaayo uga soo warramaya Idaacadda STAR Tv
2- Cabdiqaadir Jiijiile oo ka tirsan Telefishanka Somali Cable
3- Aadan Maxamed Salaad oo ka tirsan SNTV.. oo ka tirsan uruka saxafiyyinta qaranka soomaaliyeed.
4- Khadar Maxamuud Xareed oo ahaa wakiilka VOA ee goballada Jubbooyinka iyo Gedo.
Leave a Reply