Qaar kamida ciidamada militariga Turkey ayaa damcay inay afgambi kusameeyaan dawladii Shacbka ah ee dadka soo doortay Madaxwaynaha Turkiga Erdegonbayaa shacaka ugu baaqey inay soo baxaan kana hortagaan ciidanka qaawadayasha ah.
Shacabkii taageersanaa ayaa isugu soo baxay xalay magaalooyinka bartan kooda kadibna kahortagay ciidamadii qaakanwaday. 754 askari baa laxiray qalabkii militariga waa kacararen.
Leave a Reply