Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaa galabta kugeeriyooday shil gaari gaalkacyo iyo cadaado dhexdooda allaha unaxariistee Baashi Magan diiriye caytan Waxaan ilaahay uwaydiinaynaa inuu janadiisa ku karaameeyo eheladii iyo intuu kabaxayna siiyo samar iyo iimaan.
Leave a Reply