
Waxaa gabagabo maraya mashruuca Tabar wadaag ee loogu tala galay dib u dhiska degmada Balanballe Ee ay waday haayada zamzam waxaa hada isku soo haray 5 wax yaalood in mid la doorto oo kala ah
1 Isbitaal 2 koronto Soler 3 Xaafadaha oo loo dhiso guryo ay ku shiraan 4 wadooyinka la hagaajiyo 5 jaamacad
Leave a Reply