
Wararka ka imaanaya dalka German ayaa sheegaya inuu lasoo weeararay meel ay kuyaalaan dukaamo madan waxaana weeraarkaas ku dhintay 9 mid kamida kuwii dilka gaystey ayaa lafilayaa in ladilay kuwa kalana meshay kafakadeen. arintaan ayaa walwal dadka ukeentay iyadoo wadooyinkii haawanayaan gadiidka dadwayanahana la joojiyey.
Leave a Reply