Waftigii uu hogaaminaayey Madaxwaynaha kuxigeenka Jubbaland ayaa shacabka degmada doollow kula shiray isagoo kala hadlay sidii ay midnimada iyo horumarka uga shaqeyn lahaayeen. waxaa lafilaaya waftigaas inay socdaal ku tagaan Degmooyinka Balaxaawo iyo Luuq iyakoo wada tashi la qaadan doona qaybaha kala duwan ee bulshada.
Leave a Reply