
Month: July 2016






Galmudug oo Shacab kasoo Jeeda Cabduwaaq, dhabad Laayey
Maamulka Galmudug ee Cadaado ayaa shacab kasoo jeeda beesha Sade Mareexaan kulaayey degaan u dhaw Dhabad . Tanina ma ahan markii ugu horeysey ay sameeyaan […]





Damaca Itoobiya iyo taariikhda Soomaalida By C/laahi Jimcaale
Waxay ahayd 1884 markii gumeystihii reer Yurub qaybsanayeen Qaarada Afrika in dawlada Itoobiya borkeedii Mililik uu ka qaybgalay uuna ku dacwooday Geeska Afrika qayba ka […]

Shir Looga Hadlaayo Nabada Iyo Horumarinta Caabudwaaq OO Ka dhacaya London Soona qabqabiyen Galjuba
Mudane/Marwooyin Waxaa sharafwayn u ah jaaliyada Galjuba inaad nagala soo qaybgashaan shirwayn oo looga hadlaayo amaanka Caabudwaaq laguna casumay jaaliyada Uk . Qadada iyo cabitaanka […]


Maxaad kala socotaa Qaymaha Raashinka Degmada BalanBale
Degmada Balanbale ee Kutaala gobolka Galgaduud ayaa waxaa ukuur galaney qaymaha raashinka intuu kamaraayo maanta oo sidaa soo socota.
