Month: July 2016
Caabudwaaq: Madaxwayanaha Galgaduud Sare Xasan Saciid oo shacabka la Ciiday
Madaxwaynaha Galgaduud sarre ayaa shacabkiisa kula ciiday magaalada Caabudwaaq salada kadib ayuu shacabka soomaliyeed meel ay joogaanba wuxuu udiray salaan wuxuuna urajeyey ciidaan ciideeda kale […]
Qaska naloo sharciyey (anarchic) ! BY C/laahi Jimcaale
Qaska naloo sharciyey (anarchic) ! Maanta taarikhdu tahay 05/07/2016 ayaan dhawr bog oo kuwa wararka qoraa isha mariyey,waxaa ii soo baxay muuqaal an ila qurxoonayn […]
Boqolaal dad wayne ah ayaa iskugu soobaxay fagaarayaalka waa wayn ee Magaalada Muqdisho
Boqolaal dad wayne ah ayaa iskugu soobaxay fagaarayaalka waa way n ee magaalada muqdisho halkaasi oo ay ku tukanayeen salaada ciidul fidriga dadkaan dhamaantood ayaa […]
Dadweynaha Baardheere oo Salaadii Ciida ku tukatey Shiirkolaha(Daawo Sawwiro)
Kumanan ruux oo isugu jira Rag iyo dumar ayaa maanta markii ugu horeysay waxay salaada ciida ay ku tukadeen Xaruntii hore ee Rugta Saraakiisha Baardheere […]
Cabdi Xoosh oo Soo Bandhigey Kuwii dhulkiisa Boobey Oo kamida Mulkiilaha Barakaad Masawiro+Cod
Cabdi xoosh Ashkir ayaa soo bandhigey dadkii boobay dhulkiisa iyo kuwii been abuurka u sameeyey oo uu ka mid yihiin Cabdirixman cabdi xuseen iyo habaro […]
Balanbal: Waxaa Siwayn Looga Ciiday degmada Balanabal Masawiro
Waxaa maantoo arbaca ahayd maalintii ciidul fitriga taasoo islaamkoo dhan laga ciiday gaar ahaan Soomaaliya, magaalooyinka laga ciidan waxaa kamida degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud […]