Month: July 2016
Cabdi xoosh OO sheegay in hadalkiisi Waanada ahaa ee Hawiye sixun loo Turjimay
Ganacsade Cabdi Xoosh ayaa sheegay in hadalkiisii waanada ahaa dad yar ay sixun u turjimeen waana kuwa soomalida marin habaabinaya waana kuwa horumarka udiiday shacabka […]
OGEYSIIS : kasoo qeybgal Munaasabad Meher oo ka dhici doonta London UK.
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS Waxaa sharaf weyn inoo ah inaad nagala soo qeyb gashaan Munaasabadda Meherka ee Mudane Yuusuf Axmed Cali Shire iyo Marwo Maxubo Ugaas […]
Kismaayo:UGaas Maxamed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi Ayaa baaq Udirey Jaaliyada Jubbaland
Ugaas Maxmed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi ayaa booqasho ku tagay iskuul wax lagu baro caruur Agoon ah kuna yaalo magalada Kismaayo ku waas oo ay […]
Ganacsato Soomaali ah oo hantidooda lagu gubey koofur Afrika-Sawirro
Dukaamo muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu gubay dalka South Africa, kuwa Kalena waa lagu boobay dalka South Africa, Xilli todobaad kaliya ay ka harsan tahay […]
Daawo sawiro xaflada furitaanka schoolka hose,dhexe iyo sare ee Al-Abaadir
Xaflad si heersaraa loo soo agaasimay oo lagu daah furayay qayb cusub oo ah dugsi hoose,dhexe iyo sare oo lagu soo kor dhiyay macadaka al […]