Waxaa isi sootaraya soomalida kunool wadanka south Africa madaama ay soo dhawday doorashada wadanka South Africa mudo dhawayd bay ahayd markii dil iyo dhac loo gestey ganacsato Soomaliyeed waxaana loogu baahqey inay Soomalida wadankaan is ilaaliyaan.
Leave a Reply