Gudiga arimaha dibada iyo iskaashiga barlamaanka Soomaliyeed oo uu hogaaminayo Prof Dalxa oo ayaa waxay gaareen khartuum ee dalka Suudaan waftigaan ayaa waxay lakulmi doonaan barlamaanka Suudaan iyo shacabka soomaliyeed ee kusugan wadanka Suudaan.
Hoos kadaawo
Leave a Reply