Cabdi xoosh ayaa Sheegay Madax wayne xasan markii doorashad uu galay afar sano kahor ka hadlay inuu wax kabadalaya xaalka dalka maraya sida Amaanka,cadaalada, Musumaasuqa, taasina afarsano kadib wax kama hirgalin waana kasii xumaatay, waxyaabihii xasan shiiq ku eedeenayey madaxdii markaas joogtay asagaa mid kaxun sameeyey.
Hoos kadhageyso
Leave a Reply