Waxaa dhawaan ka dhici doonto dalka Soomali doorasho ayaa xisbiga Tayo waxaa uu maamul cusub umagacaabay degmada Balanbal gobolka Galdgaduud maamul cusub madaama ay udhamatey mudadii looogu talagalay iyadoo xafladaan ay kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada, gudoomiyaha cusub ee xisbiga Tayo ee Balanabal aya sheegay inay shacabka wax badan uqaban doonan isbadal muuqdana keenayaan.
Hoos kadhageyso
Leave a Reply