Madaxweynaha Jamhuuriyadda faderalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu gogaaminaayo ayaa u ambabaxay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,Booqashada ay wafdiga Madaxweynaha ku tagayaan magaalada Jigjiga ayaa ah tii ugu horeysay ,waxaana la filayaa in ay halkaasi wadahadal kula yeeshaan madaxda dowlad deegaankaasi.
Leave a Reply