Shacabka Muqdisho ayaa ka soo horjeestey fikrada Gaafow ee ah teesaro in lagoosto, shacabka ayaa yiri waxaan la nahay wixii aan cuni lahayn mana awoodno teesraha gaafow uu lacagta ku doonayo iyakoo hadalka Gaafow ku tilmaamay nin riyoonahaya.
Hoos Kadaawo
Leave a Reply