Ururuka haweenka Jubbaland ayaa waxay gaarsiiyeen bug iyo qalimaan caruurta agoonta ee Tayo oo gaaraya 350 haweenka jubbaland ayey waxay uGu baaqeen maamulka jubbaland inay qayb wayn kaqaataan dhismaha iskuulka agoonta Tayo.
Gudoomiyaha Haweenka Jubbaland Badraan Naxamed Cabdule una mahadcelisey dhalinyarada iskuulka agoonta Tayo haya oo caruurta ku dhahay qaata qalinka dhiga qoriga, Gudoomiye badraan ayaa uGu baaqday Qurbajoogta inay lacagtii qoriga ku bixin jireen ku caawiyaan ilmaha agoonta.
Hoos kadaawo
Leave a Reply