Cabdi Casiis Daa’uud oo kamida Aqoon yahayanada Gobolka Gedo ayaa mar uu wareysi siinaayey Bulshada Gobolka Gedo waxuu ugu baaqay shacabka Gedo inay doortaan midaan lacag lagu dooran oo dadkiisa iyo dalkiisa unaxaya.
Waxaa kaloo C/Casiis uga digay shacabka Gedo inay jirto halis ka imaanaysa Maamulka Axmed madoobe isagoo rabo xildhibaano aan matalain gedo inuu qorto oo daneystayaal ah, xildhibaankaas danaystaha Axmed madoobe keenay isageyna ushaqeynayaan.
Hoos kadhageyso
Leave a Reply