waa kulankii maanta degmada mandera ee waqooyi bari kenya ay ku yeesheen wafdi ka soday dawlad goboleedka jubaland oo uu hogaaminayey wasiirka amniga cabdirashiid xasan cabdi nuur iyo madaxda magalada mandera oo uu hogaaminayey gudoomiyaha gobolka mandera fredrick shisia
waxaana looga hadlayey amniga iyo iskaaashiga daris wanaaga labada dawladood, waxaa kamid ahaa waftigaan madax kala duwan oo ay kamid yihiin Kaliil, Gudoomiyaha Cusub ee Gedo iyo madax kale.
Leave a Reply