Wafdi uu hogaaminayey Wasiiru dowlaha Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska DFS Maxamuud Cabdi ayaa garay kismaayo halkaasna waxaa kusoo dhaweyey masuuliyin katirsan maamulka Jubbaland iyo Gudoomiye kuxigeenka Suxufiyiinta Madaxa banaan ee Jiiji Maxamed Qaasim .
Hoos kadaawo
Leave a Reply